Farmaajo oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dalka K/Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Dalka Koonfur Afrika Mudane Cyril Ramaphosa. Madaxwynaha oo munaasabaddan kaga qeyb galay Magaalada Pretoria ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweyne Ramaphosa xilka cusub ee loo igmaday, isaga oo bogaadiyay horumarka ay dowladda iyo shacabka Koonfur Afrika ay ku tallaabsadeen. Dhankiisa, … Continue reading Farmaajo oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dalka K/Afrika (Sawirro)